Saxilnews.com
Dhalinyarada Gobolka Saaxil Waxay Hamablyo Udirayaa Iskuduwaha Gobolada Galbeed Ee Wasaarada Hawlaha Guud
January 31, 2017 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Dhalinyarada Gobolka Saaxil Waxay Hamablyo Udirayaa Iskuduwaha Gobolada Galbeed Ee Wasaarada Hawlaha Guud Gobolada galbedka somaliland Cumar Cabdi Cumar oo kamid ahaa dhalinyarada Gobolka Saaxil ee firfircoon waxayna sheegeen inay Ku Barbartaagan Yihiin shaqada Qaranka Loogu Doortay Waxayna Alle Uga Baryeen Inuu Alle Xilkaasi Ufududeeyo

COMMENTS
Latest News