Saxilnews.com
Dhalinyarada Deeganada Wadaamo Goo Iyo Qorilugud Oo Shaaciyey In Ay Ku Biireen Xisbiga Waddani + Muuqaal/ Sawiro
October 27, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Dhalinyarada ka soo jeeda deegaanada Wadaamo Goo Iyo Qoriligud ee Bariga gobalka Togdheer oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay shaaciyeen in maanta laga bilaabo ay si rasmi ah ugu biireen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

21

Sidoo kale Dhalinyardan ayaa waxa ay sheegtay in xisbiga Kulmiye oo ay markii hore ka tirsanayeen uu dayacay deeganadaasi wax uu u qabteyna aanay jirin iyaga  sidoo kale iska iska difaacey eedo ay  u soo jeediyeen odayaal iyo wax garad beeshooda ahi

34

Dhinca kale dhalinyaradan ayaa waxaa ay hogaamiyaha xisbiga Waddani Muddane Xirsi Cali Xaaji Xassan ka difaaceen eedeymo uga yimid xubno beeshooda ka mid ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News