Saxilnews.com
Deg Deg:- Xoghayihii Dawlada Hoose Ee Hargeysa Axmed Darajo Oo Xilkii Laga Qaadey Iyo Masuulka Lagu Bedelay
January 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Warar xog ogaal ah oo hada soo gaadhaya shabakada wararka ee saxilnews.com waxaa ay u xaqiijiyeen in xilkii laga qaadey xoghayihii dawlada hoose ee Hargeysa Muddane Axmed Darajo

Sidoo kale xogahan ayaa waxaa ay noo xaqiijiyeen in loo magacaabey xoghayaha cusub ee dawlada hoose Hargeysa in uu noqdo Masuul lagu magacaabo Mawliid Qaro .

 

In kasta oo aaney jirin warqad rasmi ah oo ka soo baxdey xafiiska wasiirka arimaha gudaha oo saxaafada loo soo diray , ayaa waxaa warkani noo xaqiijiyey ilo ka ag dhaw labadan masuul , iyo wasaarada arimaha gudaha

COMMENTS
Latest News