Saxilnews.com
DEG DEG :- XISBIGA UCID OO KU DHAWAAQEY WAKHTIGA LA QABAN DOONO SHIRWEYNAHA AAN CAADIGA AHEYN EE XISBIGAASI + MUUQAAL.
October 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Xoghaye ku xigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Naasir Yuusuf Qodox oo maanta warbaahinta kula hadlaayey xarunta dhexe ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu  shaaciyey wakhtiga la qaban doono shirweynaha aan caadiga aheyn ee xisbigaasi si loo ansixiyo musharaxnimada Jamaal Cali Xussen .

COMMENTS
Latest News