Saxilnews.com
Deg Deg :- Wasiir Ka Tirsan Dawlada Somaliya Oo Hada Iscashishay
November 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa goor dhow waxay iska casishay xilkaasi.

Wasiir Maryan ayaa sheegtay iney xilkaasi iska casishay, waxaana ay sheegtay in daqiiqado kadib ay saxaafadda u faah faahin doonto sababaha ay xilkaasi uga tagtay.

Drs. Maryan Qaasim ayaa mudadii ay xilkaan haysay waxbadan soo qabatay

COMMENTS
Latest News