Saxilnews.com
Deg Deg :- Wasiir Cali Mareexan Oo Shil Gaadhi Galay , Goobta Uu Gaadhigu Kula Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashey + Sawiro 
April 24, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka hawlaha guud iyo guryenta Somaliland Cali Mareexaan iyo xubnowehelinaayey oo gaadhiga la saarnaa ayaa waxaa uu gaadhi kula dhacay wadada u dhaxeysa Hargeysa iyo Gabilay

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay khasaare kooban isla markaana uu dhawaac soo gaadhey laba ka mid ah ilaalada wasiirka

 

Sidoo kale wasiir Cali Mareexan iyo Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo gaadhiga la saarnaa ayaaney soo gaadhin wax dhibaato ahi marka laga yimaado dhawaaca soo gaadhey askartaas ilaalada ah

Wasiirka iyo waftigiisa ayaa waxaa ka soo laabteen safar ay maalmihii ugu danbeeyey ku joogeen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal

COMMENTS
Latest News