Saxilnews.com
Deg Deg :- Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Hadley Warar Sheegaya In La Qabtey Dad Sita Hilib Binu Aadam
March 29, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaauu ka hadleyey warar soo baxaayey maalmihii ugu danbeeyey kuwaas oo sheegaya in la qabtey dad ka gacansaayey qeybo ka mid ah hilibka xubnaha Binu aadamka oo talaagad ku jira .

Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay in ay waraarkaasi yahiin qaar aaney wax ka jiraa aaney jirin .

 

Sido kale taliyaha ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey kiisas ay ciidamada Boolisku gacanta ku hayaan kuwaas oo ah dad la sheegay in ay sixraan habalaha oo ay kaxeystaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News