Saxilnews.com
Deg Deg:- Shil Gaadhi Oo Aad  U Fool Xun Ayaa Ka Dhacay Wadada Isku Xidha Hargeysa Iyo Gabiley + Sawiro 
June 20, 2017 - Written by suxufi

 

Hargeysa(Saxilnews)Deg deg : Shil Gaadhi oo aad u Naxdin badan ayaa Maanta Galabnimadii ka dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargeysa,Alle Haw Naxariistee Waxaa halkaa Ku Dhintay Saddex Qof oo hal Gaadhi wada saarnaa mid ka mid ahina wax uu ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Policekae oo Magaciisa la yidhaa Amarre, halka labada kalana ay ahaayeen Darawalkii Gaadhiga waday iyo Qof ka saddexaad oo ahaa Arday Da’ayara.

Labada Gaadhi ayaa mid kamid ahi Gubanayay waxaana halkaa gaadhay Ciidanka Dab-demiska oo damiyay dabkii ka kacay gaadhiga weyn oo ahaa Gaadhi Shamboo sidayna Khudaar halka gaadhiga kalena uu ahaa Grand Marki II.

Waxaa iyaguna halkaa goobjoog ka haa Ciidamada Amaanka iyo Ciidanka Taraafikada ugu dambayna waxaa halkaa lagu qaaday Maydkii Amblunceka Dhakhtarka weyn ee Magaalada Hargeysa.

Image may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, shoes and childImage may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and natureImage may contain: outdoorImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, sky, child, beach, outdoor and natureImage may contain: outdoorImage may contain: one or more people, people standing, child and outdoorImage may contain: 1 person, sky and outdoorImage may contain: one or more people, sky and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, standing, child and outdoorImage may contain: one or more people, car, sky, tree, outdoor and natureImage may contain: 2 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: one or more people, car, sky and outdoorImage may contain: shoes and outdoorImage may contain: car and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 1 person, shoes and outdoor

COMMENTS
Latest News