Saxilnews.com
Deg Deg :- Roob Lagu Diirsaday Oo Hadda Ka Da’aya Gobaladda Awdal Iyo Sanaag
April 26, 2017 - Written by suxufi

Deg Deg :- Roob Lagu Diirsaday Oo Hadda Ka Da’aya Gobaladda Awdal Iyo Sanaag

Roob lagu diirsaday ayaa ilaa saaka ka da’aya gobalka awdal iyo deegaano hoos yimaadda dhanka kale roob weyn oo xoog oo isaguna hadda ka da’aya gobalka sanaag iyo deegaano ku xeeran waxaana wararku intaa ku darayaa iska maanta uu roobku ka da’ay degmadda dari-gudle oo hoos timaadda goablka saaxil

halkan kala soco wixii warar ah ee ku soo kordha insha alla

Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News