Saxilnews.com
Deg Deg:-Qaar Ka Mid Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Hadda Gaadhi Kula Dhacay Duleedka Magaaladda Hargeysa + Faahfaahin
March 27, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)Deg Deg:-Qaar Ka Mid Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Hadda Gaadhi Kula Dhacay Duleedka Magaaladda Hargeysa + Faahfaahin Fanaaniinta Xiddigaha geeska ayaa lagu soo waramayaa in uu goor dhaweyd gaadhi kula dhacay Duleedka Kaantaroolka Abaarso.17555361_10155128026695489_486797493_n

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay gaadhigan la dhacay kooxda Fanaaniinta ah, hasayeeshee waxa lagu soo waramayaa in iyaga oo ku sii jeeda dhinaca galbeed ee magaaladda Hargeysa isla markaana socdaal ugu soo baxayay gobolada Galbeedka uu la dhacay Gaadhigii ay saarnaayeen.

 

Warkan oo faahfaahsan goor dhaw la soco

COMMENTS
Latest News