Saxilnews.com
Deg Deg :- Mudaharaadyo Iyo Rasaas Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Burco + Laydhkii Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Burco Oo La Jaray .
November 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Burco (Saxilnews):- Mudaharaadyo ayaa waxaa ay goor dhaweyd ka dhaceen magaalada Burco eexarunta gobalka Togdheer taas oo ay dhigayaan dhalinyaro gadoodsan isla markaana waxaa la sheegayaa in mudaharaadaayaashu ay jareen laydhkii u bixi jiray qeybo ka mid ah magaalada Burco

Ciidamada Booliska ayaa la tacaalaya sidii ay rabashadaasi u joojin lahayeen waxaana si ay u kala dareeriyaan rabshadaasi ay ciidamadi isticmaleen rasaas .

COMMENTS
Latest News