Saxilnews.com
Deg Deg Mid Ka Mid Ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Hadda Laga Saaray Kooxda + Sababta
March 15, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saixlnews)Deg Deg Mid Ka Mid Ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Hadda Laga Saaray Kooxda + Sababta

Kooxda Xidigaha geeska oo ah koox faneed ka caana gayiga somalidu dagto ayaa waxay iskugu jiraan abwaano fanaaniin jilayaal iyo musishanno waxaana malmihii u danbeeyay soo if-baxayay warar sheegaya in fanaand caanaka ah ee yurub maxamed cabdi (geenyo) laga saaray kooxda xidigaha geeska Waxana  maanta ayaa laga war sugayaa madaxda iyo gudoomiyaha kooxda in ay la hadlaan warbaahinta

dhanka kale fanaanka maxamed siciid cabdi (BK) ayaa isgana lagu soo celiyay kooxda waxaanan si weyn u soo dhaweeyay badi tageerayaasha kooxda xidigaha geeska hadaba wararka oo faahfaasan kala soco Goor dhaw halkan

Isha ku Hay

Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News