Saxilnews.com
DEG DEG :- MAXKAMADA SARE EE SOMALILAND OO GO,AAN KA SOO SAARTAY KALA QAADISTA MADAXWEYNE SIILANYO KU SAMEEYEY LABADA DOORASHO + MUUQAAL.
September 26, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa waxaa ay go,aan kama danbeys ah  ka soo saartay kala  qaadista madaxweyne Siilayo ku sameeyey labada doorasho ee Wakiilada iyo Madaxtooyada .

Maxkamada  sare waxaa ay  ogalaatey  kala qaadista madaxweyne Siilayo ku sameeyey labada doorasho waxaana ay golaha guurtida  u soo jeedisay in ay ka gutaan waajibkooda dastuuriga ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News