Saxilnews.com
DEG DEG :- MAAYARKA BURCO OO SHEEGAY IN HADII MUUSE BIIXI SOMALILAND MADAXWEYNE KA NOQDO AY DALKA DAGAALO SOKEEYO KA QARXI DOONAN + MUUQAAL.
September 21, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Burco (Saxilnews):- Maayarka magaalada Burco Muddane Maxamed  Muraad ayaa waxaa uu  meel fagaare ah ka sheegay in hadii uu Muuse Biixi dalka  madaxweyne ka noqdo ay dagaalo sokeeyo ka  bilaabmi doonan oo mar kale buraha la gali doono

 

Maayarka oo arintani  ka hadlaya ayaa waxaa uu yidhi

” Waxey iila muuqataa  Muuse Biixi hadii ilahay SWT hogaanka dalka inoogu  dhiibana , waxey iila muqataa in ay noqon doonto mar labaad iyo buuraha ” ayuu yidhi maayarka magaalada Burco Maxamed Muraad

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News