Saxilnews.com
DEG DEG :- IMAAMKA MASJIDKA XARAMKA OO FARIIN ADAG U DIRAY DOLWADA SHIICADA AH EE IIRAAN + MUUQAAL.  
September 11, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Makkah (Saxilnews):- Imaamka Xaramka Sh Cabdiraxmaan Al- Sudeysi ayaa  fariin u diray Dolwada Shiicada ah ee iiraan isaga oo sheegay in cid kasta oo fowdo iyo dhib la damacsan dhulka barakeysan aysan marnaba awoodin maadama alle ilaalinayo dhulkaasi .

 

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News