Saxilnews.com
Deg Deg. Gudoomiyihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii Laga Qaaday
September 30, 2018 - Written by qaasim Mukhtar

Hargaysa ( Saxil.news. ) Gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa waxa xilkii iyo xubinmadiiba ka qaaday gudiga fulinta ee xisbiga kulmiye

sidaasi ayaa lagu sheegay warqada goor dhawayd ka soo baxday xarunta xisbiga kulmiye

COMMENTS
Latest News