Saxilnews.com
DEG DEG :- GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE OO KA HADLEY DACWADII XISBIGA UCID EE SAAKA LAGA GARNAQAAYEY
September 18, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
 Hargeysa (Saxilnews) Deg Deg :- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadley Dacwadii Xisbiga UCID Ee Saaka Laga Garnaqaayey Saaka Waxaanu Dhagaysanay Dacwadi U Dhaxaysay Labada Garaab Ee Xisbiga Ucid , Garabka Uu Hogaaminayo Gudoomiyha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Garabka Kale Ee Uu Hogaaminayo Gudoomiha Sadexaad Mujaahid Cali Gurey Iyo Musharaxa Jamaal Cali Xuseen Maanta Oo Ay Bishi Tahay 18/09/2016 Axad Ayay Bilaabmaysa Dacwaduna Waa Dacwad Rafcaan Ah Oo Farcaan Ka Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Qareenadiisu , Racfaansanyaalna Ay Ka Yihiin Dhinaca Musharax Jamaal  Iyo Cali Gurey  Markaa Dacwaddan Waad Ogtihidiin Oo Waxa Go’aan Hore  Ka Soo Gaadhay Gudida Diwaan Galinta Ururada Siyaasadda Iyo Ansaxinta Asxaabta Tiro Buuxda Waana 11 Garsoore , Waxayna 11 Garsoore Galayaan Waxana Hogaaminaya Gudoomiha Maxkamada Sare Sidaad Ogtihidiina (Kull Baj) Markaa Garsoorayaash Maxkamadda Sare Waxa Weeyaan In Ay Yimaadan Weeyaan Waxaanu Noqon Doonaa Qaraarkii Ugu Danbeeyay Ama Xukunkii Ugu Danbeeyay Markaa Waxaan Idiin Sheegayaa Gar-Naquna In Uu Noqon Doono Mid Cadaaladaysan Sidaad Ogtihiidin Maxkamadu Waxay Hore Uga Soo Garnaqday Dacwadu Waaweyn Oo Culus Oo Distuuriya Dacwadda Siyaasiya Waxay Kale Oo Malin Walba Ka Gar-Naqdaa Dawadda Badan Oo Idaariya Kuwa Kale Oo Rafcaan Ah Oo Ay Qaar Kood Culus-yihiin Qaarkoodana Waaba Ilaa Qisaasta Oo Aan Wax Ka Culusi Jirin Qof Naftiisa Laga Qaadayo Waxaanu Markaa Ku Dadaalaynaa Inaanu Si Calaad Ah u Qaadno Dacwadda Imikana Waad Aragtaan Madasho Waa Ay Furuntahay Waxana Goob Joog Ah Labada Garab Ee Ay Dacwadu KA Dhaxayso  Qareenada Ururadda Bulshadda Saaxafadda Dhamman Dadkuna Waa Ay Ka Qayb Galayaan Waana Dacwad Furan oo Aan Xidhnayn Sida Ay Iyadu U Furantahay Ayaanu Rajaynaynaa in Ay Calaad Ku Dacdo , Halkani Waa Maxkamadda Sare Ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Cid Walba Oo Reer SOmaliland Ahba Dhex Ayay U Tahay Halkan Waxaanu U Fadhinaaa Cadaalad Waxaanu U Fadhinaa Qof Kasta OO Muwadin Ahi In UU Helo Xaqiisa Halkan Wxaanu U Fadhina Marka Aanu Dacwadda Dhagaysano In Ay Natiijo Wanasgani Ka Soo Bixi Doonto Iyaddda Oo Lagu Salanayo Xeerarka Xisbiga U Yaala Go’aankii Gudidu SOo Gaadhay La Eegayo Qareenadda Labada Dhinac La Dhagaysanayo Xeerka Asxaabta La Eegayo ..
FG: Dhawaan Filo Muuqaalka Warka Shabakadda Caalamiga Ah Ee Saxilnews.com
Zaki Adam Zuxufi
Hargeysa //Office
SaxilNews

COMMENTS
Latest News