Saxilnews.com
Deg Deg Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ku Dhawaaqay Xaalad Deg Deg Ah+ Waxaa Sababey Wakhtigan
January 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargiesa(Saxilnews)Gudoomiyaha Gobolka Awdal  Mustafe Shiine Ayaa Maanta Ku dhawaaqay Xalad Dag Daga Ah Inu Galay Gobolka Awdal wuxuuna ku sababeeyey  Dadwayanaha Ay Abaaruhu Saamyen Ee gobolada Bariga Oo Kusoo Hayaamay Deeganada Gobolka Awdal

COMMENTS
Latest News