Saxilnews.com
DEG DEG :- GUDIDA DOORASHOOYINKA , SADDEXDA XISBI QARAN IYO WASAARADA ARIMAHA GUDAHA OO GO,AAN KA SOO SAARAY LIXDA GOOBOOD EE WAQOOYIGA HARGEYSA + MUUQAAL.
September 3, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (SaxilNews):- Gudida doorashooyinka ,  saddexda xisbi qaran ee Somaliland  iyo wasaarada arimaha gudaha ayaa waxaa ay kulan xasaasi ah maanta ku yeeshen xarunta wasaaradaasi .

 

Kulankan saddex geesoodka ah oo ay warbaahintu dibad joog ka aheyd ayaa markii  soo dhamaadey waxaa  warbaahinta   uga war bixiyey wasiirka arimaha Gudaha Yasiin Faratoon waxaana uu sheegay in ay isla qaaten in diwaangalinta laga bilaabo Lixdaasi goobood isla markaana si nabad galyo ah ay  uga qabsoonto .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News