Saxilnews.com
DEG DEG :- GABO GABADA SHIRKII GOLAHA DHEXE EE WADDANI OO GOOR DHAW KA FURMAYA HOTEL AMBASADOOR, QEYBTII KAADHADHKA GOLAHA DHEXE OO SOCTA IYO JAWIGA OO DEGAN + (SAWIRO).
October 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa goor dhaw hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa siRasmi ah uga furmaya gabo gabada shirka golaha dhexe ee Waddani kaas oo lagu dooran doono saaka musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa doorashada xisbigan uga qeyb gali doona .

3_fotor

Qeybinta kaadhaadhkii golaha dhexe ayaa waxaa ay ka socota hool ka mid ah hoolalka ku yaala hotel Maansoor , waxaan halkasi kaadhadhka loogu qeybinayaan xubnaha golaha dhexe oo ay tiradoodu kor u dhaafeyso 600 qof .

4_fotor

Sidoo kale waxaa xusid  muddan in xamaasada ugu kulul ee madasha ka jirtaa in ay tahay loolanka ay musharaxiinta u tartameysa musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi  ay ku jiraan waxaana la saadalin karin shaqsi hantiyi doona aqlibada golaha dhexe

1_fotor2_fotor

5_fotor6_fotor7_fotor8_fotor9_fotor

Ilaysnews/Hargeysa Office

Contact@Ilaysnews.com

COMMENTS
Latest News