Saxilnews.com
Deg Deg:-Fanaan Caan Ah Oo Cisbtalka Hargeysa Loo Dhigay Xaalada Caafimaad
January 18, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Fanaanka Caanka Ah EeCabdinaasir Macalin Ceydiid ayaa waxaa goor dhaweyd xaalada caafimad loo dhigay cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa .

Image may contain: 1 person

Ehelada fanaanka ayaa waxaa ay sheegen in uu afartii cisho ee ugu danbeyey uu fanaanku ku xanuusanaayey Aqalkiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa .

Waxaana uu fanaankani ka mid yahay fanaaniinta waa weyn ee Somaliland isla markaana in muddo ah ku soo dhex jiray fanka

COMMENTS
Latest News