Saxilnews.com
Deg Deg:- Ex Wasiir Cali Xamuud Jibriil Oo Hada Iscasilay
October 1, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)Wasiirkii Hore Ee Wasaarada xidhiidhka Golayaasha Technolog-ga Somaliland Md Cali Xaamud Jibriil ayaa iminka shaaciyey in Uu iska Casilay Xil Uu Shalay Xisbiga Kulmiye Uu Magacaabey

Xilkan Uu Wasiir Cali Xaamud Jibriil Iska Casilay Ayaa Ah Xubin nimadii Guddida Olaha Xisbiga Kulmiye ee Gobalka Awdal Oo Shalay Loo Magacaabey , Waxaana Uu Sabab Uga Dhigay iscasilaadiisa Sababo Isaga U Gaar Ah
#FG:- Goor Dhow Filo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News