Saxilnews.com
DEG DEG: Duqeyntii ugu xooganeyd oo haatan ku socota Saldhigyada AlShabaab ee…
April 26, 2017 - Written by Cabdiqani Deeq

Gedo(saxilnews)War deg deg ah oo hadda ku soo dhacaya Warqabadkeena Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Diyaarado dagaal ay hadda duqeynayaan Deegaan ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab.

Duqeynta waxaa ay ka socotaa Deegaanka War-Guduud oo ka tirsan Gobolka Gedo halkaas oo ay Maamulaan kooxda Al-Shabaab.

Dadka deegaankaas ayaa sheegay in Diyaaradaha ay Duqeeyeen Goobo badan oo ka mida Degaanka War-gaduud,waxaana aan la ogeyn Khasaaraha ka dhashay.

Degaanka War-gaduud ayaa 72 Saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay Duqeyn Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay fuliyeen waxaana illaa hadda aan la ogeyn Khasaaraha

COMMENTS
Latest News