Saxilnews.com
Deg Deg Doorashadii Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Somaliya Oo Lagu Kala Calaf Qaadey , Cida Ku Guuleystay Iyo Codadka La Kala Helay
January 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa lagu kala calaf qaadey doorashada gudoomiye ku xigeenka 1-aadee golaha baarlamaanka Somaliya oo maanta doorashadiisu ka socotey magaalada Moqdisho ee xarunta Somaliya

Gudoomiye ku xigeenka golaha baarlamaanka Somaliya ayaa waxaa ku guuleystay in uu noqdo Xildhibaan Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey oo helay codad dhan 165

 

Sidoo kale waxaa isna helay codod dhan 93 xildhibaan Faraax Sheekh Cabdiqaadir oo ahaa musharaxii la tartamaayey

COMMENTS
Latest News