Saxilnews.com
Deg Deg :- Doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Lagu Kala Calaf Qaadey , Yaa Ku Guuleystay Iyo Codadka Ay Musharixiintu Kala Heleen
January 11, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa saaka magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya

ka bilaabmatey doorashada gudoomiyaha baarlamaanka dalkaasi

Doorashadaasi ayaa waxaa goor dhaweyd dhamaatey tirinta codadka Xildhibaanada Baarlamaanka ee waxaana ku tartamaayey gudoomiyaha baarlamaanka ilaa Afar Musharax.

natiijada oon si horudhac ay shabakada Ilaysnews.com u heshay waxa ay sheegayaan inwareegii hore ee Doorashada uu ku guuleestay Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyihii hore ee baarlamaanka dalkaasi oo helay codad gaadhaya 141- halka musharax ku soo xigay uu ahaa Xildhibaan Xidig uu helay 97 cod.

Waxaa Codadka loo kala helay sidan

 

1- Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod

2- C/rashiid Max’ed Xidig 97-cod

3- C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey) 17-cod

4-Idiris Aadan Dhakhtar 2-cod

COMMENTS
Latest News