Saxilnews.com
Deg Deg Doon Kaluumaysi Oo Hadda Ku Qarqoontay Xeebaha Bari Ee Gobalka Saaxil + Khasaaraha
March 28, 2017 - Written by suxufi

Berbera(Saxilnews)Deg Deg Doon Kaluumaysi Oo Hadda Ku Qarqoontay Xeebaha Bari Ee Gobalka Saaxil + Khasaaraha Doonta Kaluumaysiga Ee Lamabrkuudu Yahay 001 Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Hada Ku Qarqoontay Xeebaha Bariga Ee Gobolka Saaxil Kadib Markii Ay Manta Ka Shiraactay Magaalada Berbera Iyadoo Usii Jeeda Xeebaha Gobolka Sanaag Si Ay Uga Soo Kaluumaysto Balse Doontaasi Ayaa Degtay Kadib Markii Ay Doofaanta Badu Ku kacday Abaaro 6:00 Fiidnimo Ee Caawa Waxaana doontaasi Saarna Ilaa Lix Qof Oo Shaqaale Ah Kana Tirsanaa Shirkada AlFurqaan Ee I Lahayd Doontaasi Degtay Wararku Waxay Sheegayaan In Dhamaan Shaqaalihii Doonta Saarna La Badbaadiyey Sida Uu Saxilnews.com U Xaqiijiyey Isuduwaha Wasaarada Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Ismaaciil Cabdi Xirsi Waxaa Uu Intaasi Ku Daray In Lasoo Wado Shaqaalihii Doonta Saarnaa Balse Dhamaan Ay Dageen Doontii Iyo Agabkii Saarnaba

Saxilnews//Office

Mukhtar Abdirahaman

Berbera Somaliland

COMMENTS
Latest News