Saxilnews.com
Deg Deg Diyaaradii Siday Madaxwaynaha Somaliland Oo Hadda Soo Cago Dhigatay Garoonka Diyaardaha Magaalada Hargeysa
July 21, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo qoyskiis oo muddo todobaad ah safar nasasho ah ugu maqnaa dalka turkiga ayaa hada diyaaraadii siday soo cago dhigatay garoonka diyaaradaha magaalada hargeysa ee caasimada Somaliland.

Waxaana soo dhawaynta madaxwaynaha ka qayb qaatay madaxwayne ku xigeenka Somaliland, wasiirada xukumadda Somaliland iyo masuuliyiin kale.

Waxana la filayaa inuu goordhaw madaxwaynuhu la hadlo saxaafada kana hadlo ujeedada socdaalkiisa oo maalmihii u danbeeyey la hadal hayay.

1 

COMMENTS
Latest News