Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:Gudoomiye Saleebaanka Guurtida Oo Dalka Kusoo Laabtay Hadana kana Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Dhinacyo Badan Leh
April 19, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)Deg Deg:Gudoomiye Saleebaanka Guurtida Oo Dalka Kusoo Laabtay Hadana kana Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Dhinacyo Badan Leh [Muuqaal] Hargeysa(Hargeisa-News)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Soomaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Oo Dalka Kusoo Laabtay Ayaa Ka Hadlay Arimo Badan Oo Maanta Dalka Marayo Sida Dagaalada Ku Dhexmaraya Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku diriraya gobolka sool iyo sidoo kale qabyalada xadhkaha goosatay ee hada dalku marayo;

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News