Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :- Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Urur Diimeed Hargeysa Lagaga Dhawaaqey
April 6, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Axmed Faarax Cadare ayaawaxaa uu ka hadley warar sheegaya in uu urur diimeed lagaga dhawaaqey magaalada Hargeysa .

Wasiirka ayaa waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay in macalimiin kuliyada shareecada ka dhiga Jaamacada Hargeysa ay urur diimeed ku dhawaqeen , balse waxaa uu sheegay in dadka urur diimedka ku dhawaaqey ay yahiin qaar xamar jooga

 

Sidoo kale wasiir Cadare ayaa waxaa uu ka hadley budhcad badeed ay dhawaan xukuummada Somaliland xabsiga ka sii deysay ka dib markii ay xukunkoodii dhameysteen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News