Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Xukuumada Somaliland Oo Hada Ka Hadashey Sheekh Duleedka Hargeysa Kumaan Qof Ku Dabiibaaya ” Sheekhaas Waanu…. “
May 22, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Agaasimaha guud ee wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland Shekh Saleeban Siciid Caliayaa waxaa uu ka hadley sheekh kumaanan qof maalmihii ugu danbeeyey ku dabiibaayey goob ku taala duleedka Hargeysa

 

Agaasimaha guud ayaa waxaa uu sheegay in ay xukuumadu sheekhaas ka war hayso isla markaana ilaa hada aaney maqal wax dhibaato ah oo sheekhaas ka timid daaweyntiisa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News