Saxilnews.com
Deg Deg:-Daawo Xubno Ka Mid Ah Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Hargeysa Kaga Dhawaaqey Garab Cusub Iyo Waxa Sababey
March 30, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saixlnews)masuuliyiin hore uga mid ahaa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani dhawaana uu xogahaya xisbigaasi Uurcade soo saarey Wareegto uu xilka kaga qaadayey xubnahani.

Masuuliyiintan oo ay horkacayaan gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Maroodi Jeex Gudomiyihii garabka Haweenka iyo Gudoomiyihii degmada Axmed Dhagax ee xisbiga Waddani.

Xubnahan oo Huteel Caydiid ee Magaalada Hargeysa xaflad ku qabsaday ayaa waxay kaga dhawaaqeen garabka bad baadinta iyo toosinta xisbiga Waddani.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News