|
|||||
Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :- Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Iminka Ku Dhawaaqey In Ay Gabi Ahaanba Joojiyey Wada Shaqeyntii Kominshana Soona Bandhigay Warqado Been Abuur Ah
November 16, 2017 - Written by Abdisalaan HarirHargeysa (Saxilnews):- Masuulyiinta xisbiga Mucaaridka ah ee u qaabilsan kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd warbaaahinta u shaaciyeen in ay gabi ahaanba ay joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahayeen kominshanka doorashooyinka Somaliland . Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sabab uga dhigay wada shaqeynta ay ay joojiyeen oo kominshanka doorashooyinka ka dib markii kominshanku uu wax ka qaban waayey cabashooyin ay u gudbiyeen Masuulyiintani waxaa ay sheegeen in cabashooyinkaas ay ka mid tahay warqado been abuur ah oo la sameeyey isla markaana si sharci daro ah loogu codeeyey kuwaas oo ay warqadahaas u soo bandhigeen warbaahinta Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
COMMENTS
|
Latest News
|