Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Xabsiga Magaalada Borama
June 5, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Borama (Saxilnews):- Xanuunka shuban biyoodka ayaa waxaa la soo sheegaya in uu ka dilaacay xabsigaweyn ee Magaalada Borama halkaas oo ay booqasho ku tageen gudida caafimaadka ee gobalka Awdal .

Sidoo kale guddida ayaa waxaa wehelinaayey dhakhaatiir isla markaana waxaa ay qiimeyn ku soo sameyeen heerka uu taagan yahay xanuunkaas shuban biyoodku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News