Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Iminka Warbaahinta Burco Kula Hadley Iyo Arimaha Uu Ka Hadley
May 29, 2017 - Written by suxufi

 

Burco (Saxilews):-Taliyaha ciidanka Asluubta Somaliland sareeye Guuto Maxamed Cismaan Xudhuunayaa waxa uu goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.

 

Taliayaha ayaa waxaa uu ka Hadley maxaabiis Jeelka Wey nee Burco ugu geeriyootey Xanuunka shuban biyoodka oo uu tiradooda ku sheegay 3 Maxbuus , isla markaana waxaa uu xusay in ay xukummadu da daal ugu jirto sidi ay xanuunkaas u kaxameyn laheyd

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News