Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Saxafi Coldoon Oo Iminka Ka Hadley Cafiskii Uu Madaxweyne Siilanyo U Sameeyey Una Mahad Celiyey ……
May 25, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Saafi Cabdimaail Muuse Coldoon oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley

magaalada Hargeysa waxaa uu ka Hadley cafiskii iyo saamaxadii uu maanta u sameeyey madaxweyne Siilanyo

Saxafi Coldoon ayaa waxaa uu u mahad naqay madaxweyne Siilayo iyo cid kasta oo ka qeyb qaadatey sidii loo sii deyn lahaa xoriyadiisana uu dib ugu heli lahaa

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News