Saxilnews.com
DEG DEG :- DAAWO SAWIRRADA MADAXWEYNAYASHA JABUUTI ,KENYA IYO RAYSAL WASARAHA ITOOBIYA OO GOOR DHOWEYD KA SOO DEGAY GAROONKA DIYAARADAHA MOQDISHO
September 13, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdish (Saxinews):- Raisul wasaaraha dowlada Itoobiya Haile Mariam design ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

ig44

Sidoo  kale waxaa isna gor dhaweyd madaarka diyaaradaha Moqdisho ka soo degay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta

geele

Waxaa garoonka ku soo dhoweeyey madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo iyo madax kale oo ka tirsan dowlada Somalia.

ig

Waxaa Salaan sharaf ay ka wada qaateen cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya waxaana loo gudbiyey hoolka uu ka dhacayo shirka IGAD oo ku dhow garoonka Aadan cadde.

ig1

Wakaaladaa wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa iyaduna  goor dhoweyd  faafisay in Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ii horkacayo ay iyana soo gaareen Muqdisho, waxaana la sugayaa madaxwenayaal kale.

ig2ig3ig4ig5

Fiiro Gaar Ah :- Wararka Ku Saabsan Shirka Madaxda IGAD Ee Maanta Moqdisho Ka Furmey Kala Soco Shabakada Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News