Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :- Sarkaal Sare Oo Hada Iska Casilay Xisbiga Kulmiye , Siro Badana Fashiliye
May 11, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxinews):- Guddoomiyahii degmada Maxamuud Heybe ee xisbiga muxaafadka ah eeKULMIYE Md.Axmed Cabdi Cismaan (Dubbad), ayaa goor dhaweyd iska casilay xilkii iyo xubinimaddii uu ka hayey xisbigaasi KULMIYE, waxaana uu sheegay in xisbigaasi yahay xisbi aan lagu kalsoonaan karin isaga oo carabka ku dhuftay in uu xisbigaasi uu yahay xisbi kala qoqoban isla mar ahaantaana dadka ku jiraa ay u kala fadhiyaan reer reero.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News