Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Muuse Biixi Oo Sheegay In Aanu Ku Xisaab Tameen Codka Beesha Bariga Buro , Kana Jawaabey Eedeymo Uga Yimid Odayaasha Beeshaas
March 19, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo galabta ka soo laabtey safar uu kutagay dalka Kenya ayaa waxaa uu si dadban u sheegay in aanu ku xisaabtami doonin codka Beesha Bariga Burco

Gudoomiyaha oo ka jawaabaya su,aal uu weydiiyey mid ka mid ah suxufiyiintu oo u dhigneed sida uu u arko odayaal ka soo jeeda bariga Burco oo eedo u soo jeediyey waxaa uu sheegay in ay adayaashaasi xaq u leeyihin cabashooda dadkuna ay badan yahiin

 

” Waa xor qofku hadii uu raygiisa Muujiyo , hadii uu dantiisa ka tashanaya xaq buu u leeyahay , dee dadkuna wey badan yahiin ” ayuu yidhi Musharax Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News