Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Musharax Ciro Oo Iminka Warbaahinta La Hadley Baaqna U Diray Kominshanka Iyo Tageerayaashiisa
November 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirooo goor dhaweyd warbaahinta la Hadley waxaa uu kominshanka doorashooyinka ugu baaqay in ay deg deg wax uga qabtaan cabashooyin uu xisbiga Waddani ka qabo sanaduuq cod bixineed oo ay shaki weyn qabaan .

Sidoo kale musharax Ciro ayaa waxaa uu sheegay in uu aqbalyo in doorasho xor iyo xalaal ah lagaga guuleysto balse waxaa uu cadeeyey in aanu aqbali doonin doono in cod xaraan ah ay cidina ku badiso

Dhinaca kale Musharax Ciro waxaa uu taageerayaasha xisbiga Waddani ugu baaqay in ay isdejiyaan isla markaana nabad galiyada ay ilaaliyaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News