Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:-Mid Ka Mid Ah Xildhibaada Baarlamaanka Somaliland Oo Kashifay Siro Badan Oo Ku Saabsan Saldhiga Milateri Ee Berbera
March 12, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah ,waxaana uu sidoo kale fashiliyey siro qarsoonaa oo ku saabsan saldhiga Milateri ee Berbera laga bixiyey iyo qorshayaal ay xukuumaddu abaabulayso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=xF9ZHCoI8BQ

COMMENTS
Latest News