Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Mid Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Xukuumada Siilanyo Oo Gaadhigiisii Laga Dhigay Ka Dib Markii Lacag Lagu Yeeshay
October 11, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirul dawlaha nabadeynta gobalada bariga Somaliland Cabdirashiid Xussen Cabdile 

ayaa waxaa laga dhigay gaadhigii uu watey ka dib markii uu iska bixin waayey lacagtii uu gaadhigaas ku kireystay

Waxaana sidaasi warbaahinta madaasha u sheegay ganacsadihii lahaa gaadhiga laga dhigay wasiirul dawlaha

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News