Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :- Mid Ka Mid Aas Aasayaashii Xisbiga Kulmiye Oo Hada Iscasilay , Shaaciyeyna Xisbiga Uu Ku Biiray
October 7, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Mid ka mid ah aas aasayaashii xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uugabi ahaanba iska casilay xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye isla markaana uu ku biiray xisbiga Waddani

Masuulkan ayaa waxaa lagu magacaaba Maxamuud Cabdilaai Xarbi isla markaana waxaa uu hore u ahaan jiray gudoomiye ku xigeenkii Haaya’adda shaqaalaha iyo agaasimihii shaqaalaha ee wasaarada madaxtooyada Somaliland .

Image may contain: 1 person, smiling, sitting

Sidoo kale masuulkan ayaa waxaa uu taageero weyn ku leeyahay gobalka Haw doo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo waxaana uu ahaa qof labaad ee xisbiga Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting and sunglasses

Image may contain: 7 people, people standing, wedding, tree and outdoor

Image may contain: 13 people, people standing, wedding, tree and outdoor

Ilaysnews/Hargeysa Office

COMMENTS
Latest News