Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Go,aan Ka Soo Saartey Doorashadii Dalka Ka Dhacdey
November 28, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u

ansixisay natiijadii ku meel gaadhka aheyd ee doorashadii madaxtooyada Somaliland oo ay dhawaan kominshanka doorashooyinku u soo gudbiyeen .

Gudoomiyaha Maxkamada sare oo warbaahinta u akhriyey qaraarkaas ayaa waxaa uu sheegay in natiijadan doorashada ee ay kominshanku u soo gudbiyeen aaney wax cabasho ahi ka imanin

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News