Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:-Maxkamada Culimada Gobolka Sool Oo Xukumo Adag Oo Kala Duwan Ka Soo Saartey Beelihii Dhawaan Ku Dirirey Dharkayn-Geenyo
June 1, 2017 - Written by suxufi

 

Sool(Saxlnews):-Maxkamada Culimada Gobolka Sool ayaa go,aamo adag oo kala duwan ka soo saartey dagaalkii khasaaraha dhimashada iyo Dhaawacaba lahaa ee dhawaan ku dirirey Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Dharkayn-Geenyo ee Gobolkaasi kalana ahaa Beelaha Qayaad iyo Bahararsame.

Maxakamada Culimada ayaa go,aanada ay soo saaren ku kala xukumay labada dhinac iyada oo hir galintooda ay fareen xukumada Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News