Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :- Masuulyiin Ka Xidhnaa Xisbiga Waddani Oo Saaka Maxkamada La Hor Keenay Iyo Go,aanka Laga Gaadhey Kiiskooda
April 22, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ee Hargeysa ayaa waxaa saaka lahor keenay gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga Waddani iyo xoghayihii ciyaaraha ee xisbigaasi oo in muddo ah xidhnaa

 

Laba masuul ayaa waxaa maxkamada mar labaad looga xalaaleeyey todoba cisho oo rumaan ah , isla markaana waxaa warbaahnta kula hadley afaafka maxkamada masuulyiinta xisbiga Waddani oo sharci daro ku tilmaamey in mar labaad todoba cisho oo rumaan ah loo jaro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News