Saxilnews.com
Deg Deg Daawo-: Masuul Hada Iska Casilay Xisbiga Waddani , Xilka Uu Hayey Iyo Xisbiga Uu Ku Biiri Doono
January 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Mid ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa

waxaa uu shaaciyey in uu gabi ahaanba xilkaas iska casilay .

Masuulkan oo lagu magacaabo Sarakiye Cabdi Sulub ayaa waxaa uu sheegay in uu hayey xilka ah madaxda baritikoolka ee xisbiga Waddani isla markaana uu maanta go,aansadey in uu xisbigaasi iska casilo

Sidoo kale masuulkani waxaa uu sheegay in uu dhawaan shaacin dooni xisbiga uu ku biiri doono

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News