Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Kuuriyada Waqooyi Oo Mar Kale Saaka Tijaabisay Gantaal Nooca Nuclearka Xambaara Ah Isla Markaana Iskaga Gudba Qaaradaha
April 5, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Kuuriyada Waqooyi ayaa waxaa goor hore oo saaka ah ay tijaabey gantaal

cusub oo ah nooca xambaara madaxyada hubka wax gumaada ee Nuclear ka .

 

Gantaalkan ayaa waxaa uu yahay nooca iskaga goosha qaaradaha isla markana Balastiga ah waxaana gantaalkan laga riday xeebaha koonfureed ee dalkaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News