Saxilnews.com
Deg Deg  Daawo:- Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Ee Gabilay Oo Iscasilay Isla Markaana Siro Badan Fashiliyey
July 2, 2017 - Written by suxufi
Gabilay (Saxilnews):- Gudoomiye ku xigeenkii xisbiga Kumiye ee degmada Gabilay ayaa waxaa uumaanta uu ku dhawaaqey in uu xisbigaasi iska casilay  xisbigaas isaga iyo taageerayaashiisuba

Masuulkan ayaa waxaa uu sidoo kale uu fashiliyey siro badan oo ku saabsan cid si rasmi ah u maamuusha hawlaha xisbiga Kulmiye ee gobalkaasi oo uu sheega in ay maamulaan dad aan loo dooranin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News