Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :- Gudoomiye Ciro Oo Goor Dhaweyd Warbaahinta Hor Yimid Isla Markaana Taageero U Muujiyey Mudaharaad Hada Ka Socda Magaalada London
March 2, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga

mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu isaga oo ka hadlaya goor dhaweyd xaflad uu xisbigiisu ku soo dhaweynaayo tageerayaal ku soo biiray ayaa waxaa uu ka hadley mudaharaadka  lagaga soo hor jeedo saldhiga Military ee laga siisay Berbera dawlada Imaraadka

Gudoomiye Ciro ayaa waxaa uu tageero u muujiyey mudaharaadka hada ka socda magaalada London ee dalka Ingiriiska oo lagaga soo horjeedo saldhiga Imaraadka

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaas

COMMENTS
Latest News