Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Maroodi-Jeex Oo Hada Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Magacaabey
January 18, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha cusub ee mar dhaweyd madaxweyne Siilanyo u magacaabeygudoomiyaha cusub ee gobalka Maroodi-Jeex Muddane Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale ) ayaa waxaa uu ka dareen celiyey xilkaasi

Muddane Buraale waxaa uu sheegay in uu madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo uu uga mahad naqaayo xilkaas cusub ee uu maanta u magacaabey isla markaana uu isaguna ku da daali doono in uu xilkaasi ka soo baxo

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News